Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo u duulay dalka Imaaaraadka [Masawiro]

March 25, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Imaaraadka. Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa sii sagootiyey Xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda Puntland.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulamo la qaadan doona masuuliin ka tirsan dowlada Imaaraadka iyaga oo ka wada hadli doona xiriirka u dhexeeya Puntland iyo Imaaraadka

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online