Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay Go’aankii Hirshabeelle, Galmudug Iyo K/Galbeed

April 27, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii Madaxweynayaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ay uga soo horjeesteen muddo kordhinta labada sanno ee loo sameeyay DFS.


Warmurtiyeed ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa go’aan geesinimo leh ku tilmaamay mowqifka ay qaateen saddexda maamul Goboleed taas oo ay ku diideen muddo kordhinta loo sameeyey madaxweyne Farmaajo.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedka ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayna ku soo dhaweeyeen Go’aankii Hirshabeelle, Galmudug Iyo K/Galbeed.




M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,889 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>