Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS oo ku baaq wada hadal iyo tanaasul.
(April 26, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu ku baaqayaa in la wada ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida Dalka, lana joojiyo dagaallada
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay wada hadal[Video]
(April 26, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha xil gaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Xuseen Rooble oo saaka la hadlay saxaafadda ayaa xusay in uu aad uga xun yahay wixii dagaalkii shalay iyo xalay ka dh
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo ka digay tallaabooyinka ka hor imaanaya Dastuurka Dalka
(April 26, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay Hay’adaha Dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta dalka, hadallada ama qoraallada ka hor