Waraysi Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cakarin ee Siyaasadda Soomaaliya.[Dhagayso]
(April 19, 2021)
Gaalkacyo:-Waraysi Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland: Xaaladda Cakarin ee Siyaasadda Dalka iyo Hab-Xukunka Madaxweyne Farmaajo | Wasiir Maxamed Dhabancad: “Farmaajo aragtidiisa siyaasadeed waa kicin
Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Koongo oo ka wada hadlay Horumarinta Iskaashiga labada dal.[Masawiro]
(April 19, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Mudane F
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo cafis guud u fidiyey 66 maxbuus
(April 19, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xiran xab