Puntland iyo Jubaland oo warsaxaafeed ka soo saaray arrimaha doorashooyinka (Akhriso)
(March 31, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray warsaxaafeed ku aadan arrimaha doorashooyinka iyo
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland oo ansixisay buugaagta dugsiyada hoose ee Puntland.
(March 31, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan iyo masuuliyiinta bahda waxbarashada Puntland ayaa ansixiyey buugaagta manhajka dugsiyada
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka
(March 30, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni iyo Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa qaabilay Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho. K
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Wakiillada Beesha Caalamka.[Masawiro]
(March 30, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen dardar gelinta iyo dhammeystirka a
Gudiga Amniga & Nabadgalyada Baarlamanka DPL oo kulmay [Video/Masawiro]
(March 30, 2021)
Boosaaso:-Kulan kormeer ah oo Gudiga Amniga iyo Nabadgalyada Baarlamanka DPL ayay kula kulmeen madaxda sare ee Wasaaradda Amniga iyo DDR ee DPL Ayaa ka dhacay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Amniga iyo D
Shirka Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS iyo Beesha Caalamka oo Kulmay .[Masawiro]
(March 29, 2021)
Muqdisho:-Shirka Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS oo si rasmi ah maanta ugu qabsoomay Muqdisho.Waxaa ka qeyb galay madaxda dowlada gobaleedyada. iyo beesha caalamka.Wararka qaar ayaa sheegaya in is fahan
Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Degmada Caabudwaaq (Masawiro)
(March 27, 2021)
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid,oo safar shaqo ku marayey degmooyin iyo deegaanno kamid ah Galmudug, si uu ugu kuurgalo xaaladda abaaraha i
Kulan Boosaaso ku dhexmaray Taliyaha Booliska Dowladda Puntland iyo Saraakiisha Gobolka Bari.[Masawiro]
(March 27, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Booliska Dowlada Puntland ayaa kulan la qaatay saraakiisha iyo Taliyaha Qeybta Gobalka Bari, isagoo ku boorriyay inay dardar-geliyaan howlaha lagu sugayo ammaanka guud iyo deegaanna
Shir u dhexeeya Dowladaha xubnaha ka ah Dowlad Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.[Masawiro]
(March 27, 2021)
Muqdisho:-Waxaa goor dhow ka furmay Hotel ku yaal Garoonka Aadan Cadde ee Xayndaabka Xalane ee magaalada Muqdisho kulan u dhexeeya Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlad Federaalka Soomaaliya
Ciidamada Dowladda Puntland ee PMPF oo soo bandhiga dhoolatus Ciidan.[Masawiro]
(March 26, 2021)
Boosaaso:Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Puntland ee PMPF oo shalay tababar loogu soo xiray xerada ciidamada PMPF ku leeyihin duleedka Boosaaso ayaa waxaa saaka ay dhoolatus ciidan ku soo bandhig

Next Page »