Dalmar Media oo waraysi la yeeshay Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdisamada Galan.[Video]
(April 9, 2021)
Muqdisho:-Warbaahinta Dalmar Media Services,waxay wareysi dhinacyo badan taabanaya GAALKACYO kula yeelatay,Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan oo ka hadlay xaaladda guud ee Amaanka? U diyaargar
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeyey geerida Guddoomiye Ku-xigeenkii koowaad ee gobolka Bari
(April 9, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u Naxariistee Gu
Guddoomiyaha Gobolka Bari oo ka tacsi yeeyey geerida Guddoomiye ku-xigeenkii 1aad ee Gobolka Bari
(April 9, 2021)
Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, oo ku hadlaaya magaciisa kan Maamulka Gobolka Bari Iyo Kan shacabka Gobolka ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta badneed ee ku timid