Gudoomiyaha gobalka Mudug oo sheegay in la qabtay rag dil ka geystay Gaalkacyo
(April 1, 2021)
Gaalkacyo:Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare, oo caawa Shir jaraa'id goor-dhaweyd ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Laamaha ammaanka Puntland
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degmada Warsheekh.[Masawiro]
(April 1, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Warsheekh ayaa si heersare ah loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xusee Rooble oo shir guddoomiyay shirkii Golaha Wasiirrada XFS
(April 1, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo ku qabsoomay habka fogaan aragga.
Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo
(April 1, 2021)
Gaalkacyo:-Taliyaha qaybta Booliska gobolka uumin Cabdishire iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay Aas loo sameeyay Cumar maxamed samater oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa Laanta Danbi baarista gobolka Mu
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo la kulmay Danjiraha dalka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander.
(April 1, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay Danjiraha dalka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander. Waxaa Kula