Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay Kulan Golaha Wadatashiga Qaran ay la yeesheen beesha Caalamka

August 24, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Kulan Golaha Wadatashiga Qaran uu la leeyahay Wakiilada Beesha Caalamka.

Kulanka ayaa looga hadlaya taageerada dhaqaale ee Beesha Caalamku kaga qeyb qaadanayso Doorashadda, Golaha ayaa la wadaagay Wakiilada Beesha Caalamka sida ay u socoto howsha Doorashadda iyo muhiimada ay leedahay in la helo dhaqaalihii doorashada loogu talagalay ee aan weli lahelin.

Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay qoondada Haweenka iyo Amniga Doorashadda iyo guud ahaan dalka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online