Al-shabaab oo iska fogeeyey dhimashada Ikraan Tahliil.[Dhagayso]

September 3, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ehelada Ikraan tahliil, xubno kamid ah Baarlamanka Soomaaliya iyo madaxdii horay usoo maamushay NISA ayaa ka hadlay warkii xalay kasoo baxay sirdoonka Soomaaliya ee ku saabsanaa in Alshabaab ay dileen sargaal hey’addaas ka tirsanaa oo labadii bil ee lasoo dhaafay la weysanaa.

Qoyska Ikraan Tahliil Faarax ayaa sheegay in hadalka NISA uu yahay mid la doonayo in lagu jahwareeriyo bulshada, balse aysan u muuqan sabab gabadhooda Alshabaab ugu gaca geli kartay, loona baahanyahay in dowladda bixiso faah-faahin lagu qanci karo.

Weriyaha VOA-da ee Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaas ku saabsan kasoo diray Muqdisho.

VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online