Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay Wafdi ka socda Beesha caalamka.[Masawiro/Video]
(September 26, 2021)
Garoowe: 26 September 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya Jame