Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin dilay Bootaan Cowl
(September 30, 2021)
Garoowe:-Ciidamada Booliiska Qaybta Gobolka Nugaal ayaa ku guuleystay in soo qabtaan Maxamed abdulqadir muuse (afdheere )oo xalay galinkii danbe laanta hawada ku dilay Marxuum bootaan cowl oo ahaa ni
Ciidamo ka tirsan Puntland oo tababar loogu soo xiray Dugsiga Tababarka ee Gen. Carays [Masawiro/Video]
(September 30, 2021)
Gaalkacyo:-Muunasabada soo xirtaanka Tababarka waxaa ka soo qaybgalay Guddiga dib u habeynta Ciidamada oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cab