Madaxweyne Farmaajo oo umagacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka Fahad Yasin iyo Kusimaha HNSQ.[VIDEO]
(September 7, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya darda-gelinta, horumarinta iyo joogtaynta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla hay’adah
Beesha Caalamka oo ku booriyey Madaxda Soomaalida inay yareeyaan Xiisadaha Siyaasadda oo ay Diiradda Saaraan Hanaanka Doorashadda
(September 7, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibada Beesha Caalamku* waxay ka walaacsan yihiin in muranka ku gedaaman waayitaanka Marwo Ikraan Tahliil Faarax uu abuurayo xiisado siyaasadeed oo saamayn ku yeelan kara habsami u socod
Galka Baarista: Is-barbar dhigga Taalibaan iyo Al-shabaab.[Dhagayso]
(September 7, 2021)
Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan is-barbar dhig ku sameynayaa ururka Talibaan ee dhowaan dib u qabsaday dalka Afghanistan iyo Uururka Al-Shabab ee ka dagaalama Soomaaliya. Haaruun Macr
Madaxweynaha Hirshabeelle oo baaq nabadeed u diray beelo walaalah oo ku dagaalamay Hiiraan.[Video]
(September 7, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Kabxanlay ee Waqooyiga Magaalada Beleddweyne. Madax
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Midowga Yurub iyo Shiinaha.[Masawiro]
(September 7, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo