Sh C/naasir Xaaji Axmed oo si adag uga hadlay dilalka lagu laayey haldoorkii Magaalada Laascaanood.[Video]
(September 13, 2021)
Laascaanood:-Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada waa weyn ee dalka Soomaaliya kuna Nool Gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ayaa waxaa uu si adag uga hadlay dilala qorshaysan ee
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Gudi baaritaan ku sameeyey Kiiska Ikraan Tahliil.[Video]
(September 13, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya in baaritaan daah furan lagu sameeyo Kiiska Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax ayaa u magac
Madaxweyne Deni oo u magacaabay gudoomiye iyo ku xigeen degmada Qardho
(September 13, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Qardho iyo Magac
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo gudoomiye u magacaabay Gobolka Karkaar
(September 13, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 27 ee 12ka September 2021, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Karkaar. Madaxweyna