Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Warsaxaafeed ka soo saaray xaaladda Soomaaliya
(September 18, 2021)
New York:-Xubnaha Golaha Amaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ka jirta Soomaaliya ka dhageystay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud. Xubnaha Golaha Amaanku waxay walaac xooggan ka muujiyeen khilaaf
Shirkii Guddiga Amniga Qaranka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya oo baaqday
(September 18, 2021)
Muqdisho:-Shirkii Guddiga Amniga Qaranka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hore u iclaamiyay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu qabsoomo maanta oo ay taariikhdu tahay 18-
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo shaaciyey shaxda isku soo baxa ururadda Siyaasadda Puntland
(September 18, 2021)
Garoowe:-Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray shaxda isusoo baxyada Ururadda Siyaasadda ee Puntland oo bilaamandoonta 26/09/2021, Shaxda liiskaan oo lagusoo dhisay qori tuur ayaa
Gudiga Maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeele oo War saxaafadeed soo saaray
(September 18, 2021)
Jowhar:-Gudiga Maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeele oo War saxaafadeed soo saaray waxaan ay u qornayd sidda tan:- • Iyadoo laga jawaabayo cabashadii ay soo gudbiyeen qaar ka mid a