Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ka hadlay dilka Ikraan Tahliil.[Video]
(September 3, 2021)
Muqdisho:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Shacabka Hiiraan inaan dib loogu laaban Aanooy Qabiil iyo is Dil. Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Al-shabaab oo iska fogeeyey dhimashada Ikraan Tahliil.[Dhagayso]
(September 3, 2021)
Muqdisho:-Ehelada Ikraan tahliil, xubno kamid ah Baarlamanka Soomaaliya iyo madaxdii horay usoo maamushay NISA ayaa ka hadlay warkii xalay kasoo baxay sirdoonka Soomaaliya ee ku saabsanaa in Alshabaab
Ciidanka PSF ee Puntland oo burburiyey talisyo ay Kooxda Daacish ku lahaayeen Buuraha Calmiskaad.[Video]
(September 3, 2021)
Boosaaso:-Cutubyo ka tirsan Ciidamada PSF ayaa howl gal ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Buuraha Calmiskaad waxa ay burburiyeen Talisyo ay ku lahaayeen Kooxda Daacish, Ciidamada PSF Iyadoo ka duu