Madaxweynaha dowladda Puntland oo gaaray magaalada Garacad.[Masawiro]
(September 10, 2021)
Garacad:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaaladda Garacad ee gobolka Mudug. Madaxweynuhu waxa
Madaxweyne Deni oo ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinayo Ciidamadii iyo Masuuliyiinta Gobolka Mudug.[Masawiro/Video]
(September 10, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinayo Ciidamadii iyo Masuuliyiinta Gobolka Mudug. Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, a
Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Ciidamadii ka shaqeeyey Nabadgelyada Gobolka Mudug
(September 10, 2021)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.25 ee september 9, 2021, kuna saabsan Daslacsiin saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan