Madaxweyne Ku xigeenka DGPL dhaggax dhigay dayactir lagu sameynayo Buundooyinka wadada u dhexaysa Garoowe iyo Sin-u-jiif.[Video/Masawiro]
(September 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhaggax dhigay dayactir lagu sameynayo Buundooyinka wadada u dhexaysa Garoowe iyo Sin-u-jiif. Qeybta dayactir
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya.[Masawiro]
(September 20, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya @KFosterFCDO oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo habsami u socodka iyo a