Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shaqadii ka joojiyey Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka
(September 5, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daa
Ku-simaha Madaxweynaha dowldda Puntland oo daah furay qorista Buugaagta Dugsiyada Sare ee dowladda Puntand.
(September 5, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowldda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay qorista Buugaagta Dugsiyada Sare ee dowladda Puntand. Madaxweyne
Agaasimaha Hey,adda Nabad Sugida Soomaaliya oo ka jawaabau codsigii Ra’iisul wasaare Rooble
(September 5, 2021)
Muqdisho:-Agaasimaha Hey,ada Nabad Sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin oo Warqad Jawaab ah udiray Reysul Wasaare Rooble. [ngg src="galleries" ids="3808" display="basic_thumbnail"] A/cawaale Halgan.net
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax.[Masawiro]
(September 5, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo xubno ka tirsan ehelada Ikr
Heshiis laga gaaray Guddiyada iyo Doorashooyinka Kuraasta S/land.[Video]
(September 5, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa heshiis ka gaaray arrimaha Guddiyada iyo Doorashooyinka k