Lix Senator oo ka mid ah Aqalka Sare oo maanta lagu doortay Muqdisho.[Dhagayso]
(September 29, 2021)
Muqdisho:-Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Soomaaliya ee kasoo galaya S/lanad ayaa maanta lagu doortay Muqdisho, ayada oo Cabdi Xaashi Cabdullaahi, guddoomiyaha Aqalka Sare uu noqday Sen
Guddoomiyaha Guddiga dib habeynta Ciidamada Puntland oo gaaray Gaalkacyo.
(September 29, 2021)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga dib habeynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wafti oo haagimanyo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo. Waftiga