Madaxweyne Deni oo la kulmay Wasiiro , Saraakiil Ciidan iyo Guddoomiyeyaasha Gobolka iyo Degmada ee Gal-Mudug.[Masawiro]
(September 8, 2021)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay masuuliyiin ka socda Dowladda Galmudug oo ka kooban Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo Guddoomiyeyaasha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo ee Cawaale Stadium.[Video/Masawiro]
(September 8, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo ee Cawaale Stadium oo si casri ah loo dhisay. Madaxweynaha ayaa k
Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle oo soo saaaray jadwalka doorashooyinka Aqalka sare
(September 8, 2021)
Muqdisho:-Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle oo soo saaaray jadwalka doorashooyinka Aqalka sare. [ngg src="galleries" ids="3819" display="basic_thumbnail"] A/cawaale Halgan.net
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay beesha caalamka
(September 8, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha taagan ee saame
Xil ka qaadista Wasiir Xundubeey ma ah mid Waafaqsan Dastuurka
(September 8, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiira
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur
(September 8, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka, tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS
Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaaciyey liiska Musharixiinta Aqalka sare
(September 8, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Guudlaawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare. [ngg src="
Twitter-ka NISA oo lagu sheegay in xilka agaasimaha uu la wareegay Yaasiin Farey
(September 8, 2021)
Qoraal la soo dhigay barta rasmiga ah ee Twitter-ka ee hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-suggida Qaranka ayaa lagu sheegay in xilka agaasimaha uu la wareegay Gaashaanle Sare Yaasiin Farey oo uu xalay magac
Madaxweynaha dowladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 8, 2021)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta dalka dib ugusoo laabtay, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo. Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka qe
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS oo soo dhaweeyey aqbalaad Madaxweynaha ee shaqo ka joojinta Agaasimihii hore ee NISA
(September 8, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu soo dhawaynayaa Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NISA Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.