Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad-gobolleed.[Video]
(August 31, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka waxaana uu sharraxaad
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha dalalka Tansaaniya iyo Angoola.[Video]
(August 31, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo
Taliyaha Qaybta Booliiska gobalka Mudug ee Puntland oo gaaray deegaanka Wisil
(August 31, 2021)
Gaalkacyo:-Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa gaaray deegaanka Wisil ee gobalka Mudug. Saraakiisha Galmudug ee ku sugan jiida hore ayaa soo dhaweeyay Saraakiisha oo uu hoggaaminayo Taliyaha Qaybta Boo
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo sheegay in aan dib loo dhigaynin doorashooyinka ka dhici doona Puntland.[Video]
(August 30, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntla Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa Shir jaraaid uu xafiisa Garoowe ku qabtay isagoona ka hadlay halka uu maray
Ra’iisul wasaaraha DFS oo kulan la qaatay Midowga Musharaxiinta
(August 30, 2021)
Muqdisho:-Raisulwasaaraha DFS  Maxamed Xuseen Rooble  ayaa galabta  kulan la qaatay Golaha Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya . Kulanka laba dhinac ayaa waxaa  diira
Puntland oo Hub iyo Gaadiid kala duwan ku waareejisay Gal-Mudug.[Masawiro]
(August 29, 2021)
Gaalkacyo:-Masuuliinta gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa maanta shir wada jira waxay ku qabteen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana ay ka wada hadleen siddii ay isaga kaash
Puntland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo kala saxiixday heshiis ganacsi iyo mid amni.[Video]
(August 28, 2021)
Galdogob:-Dowladda Puntland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxaa ay heshiis dhinac amniga iyo ganacsiga ku kala saxiixdeen degmada Galdogob ee Gobolka Mudug xili la filayo in dhawaa
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo.[Masawiro]
(August 27, 2021)
Kismaayo:-Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Jubbaland. [ngg src="gall
Wafti u hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaradda Maaliyadda Puntland oo booqday dekadda Garacad.[Video/Masawiro]
(August 27, 2021)
GARACAD :-Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda oo uu hoggaaminaayo Wasiir ku xigeenku Maaliyadda Mudane Cabdi Ibrahim Warsame (Qowdhan) ayaa maanta booqday dagmooyinka Jariiban iyo dekadda Garacad ee
Wufuud ka kala socday Dowladda Puntland iyo Dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ku shiray degmada Galdogob
(August 27, 2021)
GALDOGOB:-Wufuud ka kala socday Dowladda Puntland iyo Dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ku yeeshay degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Shirkan waxa ka qayb galay madaxda Wasaaradda Maali

Next Page »