Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo ku amray Agaasimaha NISA in mudo 48 saac uu ku soo gudbiyo warbixin dhamaystiran
(September 4, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahaliil Faarax ayaa sheegay in aan lagu qanci karin xogtii Hay’adda Nabad Sugidda, isagoo faray Agaasimah