Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Daah-furay Ololaha ururadda Siyaaasadda ee Puntland[Masawiro/Video]
(September 25, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daah-furay Ololaha Ururadda Siyaasadda Puntland oo todobaadkan ka bilowmay
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey Geerida muwaadiniintii ku shahiiday qaraxii Muqdisho
(September 25, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriy
Ra’isul Wasaaraha JFS oo u tacsiyeeyey dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Muqdisho
(September 25, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, Wasiiru- dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xoghayaha joogtada ah ee XRW, Agaasimeyaasha iyo guud a