Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo dhaggax dhigay waddada isku xirta Jalam iyo degmada Xarfo.[Masawiro/Video]
(September 15, 2021)
Buurtinle:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo maanta ku tegey Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa dhaggax dhigay Mashruuca dib-u-dhiska wa
Ra’isal Wasaarihii hore JFS C/weli Gaas oo ku baaqay inKiis Ikran Tahliil loo daayo Hay’addaha Garsoorka.[Dhagayso]
(September 15, 2021)
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay gudidii uu madaxweynuhu u saaray baadhista kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsanayd hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka oo dhimashadeedu mu
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo kulan la qaatay maamulka iyo Saraakiisha degmada Saaxo.[Masawiro]
(September 15, 2021)
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Saraakiisha Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug. Kulan waxaa goob joog ahaa Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug, Ta
Agaasimaha KMG ee NISA oo magacaabay Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir
(September 15, 2021)
Muqdisho:-Agaasimaha KMG ee NISA ee uu magacaabay Ra'iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Huseen Rooble Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa waxaa uu Taliyaha Nabadsugida ee Gobolka Bana