Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Ansixinta Miisaaniyadda Sanadka 2022 Iyo Guddiga Fulinta Wareegtadii Madaxweynaha
(October 31, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada oo ku saabsanaa xaaladda guud ee dalka, ansixinta miisaaniyadda
Guddiga Hirgelinta Doorashada kuraasta Gobolada Waqooyi Somaliland oo diiwaangeliyay ergooyinka
(October 30, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada Waqooyi Soomaliland( SEIT) ayaa wada Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay HOP#239 iyo HOP#237, Diiwaangelinta
Guddoomiyaha degmada Kismaayo oo loo magacaabay Col.Cumar C/llaahi Faraweyne
(October 30, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaan Ahmed Madoobe ayaa u magacaabay Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada Col.Cumar C/llaahi Faraweyne oo horay u soo noqday Guddoomiyaha
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.[Masawiro/Video]
(October 30, 2021)
Garoowe: 30 October 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Das
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo si adag uga hadlay fasaadka ka socda baraha bulshada (Daawo)
(October 29, 2021)
Muqdisho:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa uu khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay akhlaaq wanaagsan iyo Ca
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Daawo)
(October 29, 2021)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay m
Beesha Caalamka oo soo dhaweeyey doorashooyinka deegaanka ee Puntland
(October 29, 2021)
Muqdisho – Iyadoo si nabad ah ay ku soo gebagebowday codbixintii iyo ku dhawaaqista natiijada hordhaca ah ee hanaanka doorashada ‘hal qof iyo hal cod’ ee saddex degmo oo ka tirsan Puntland. Saax
Guddiga doorashooyinka Kuraasta Gobolladda Waqooyi ee S/land ee Golaha Shacabka oo la bilaabayo
(October 28, 2021)
Muqdisho:-Guddiga doorashooyinka Kuraasta Goboladda Waqooyi ee Soomaaliland ayaa shaacinayaa in kuraasta lambarkoodu yahay HOP#239 iyo HOP#237 ay yihiin kuwa u horeeya ee lagu bilaabayo doorashada Gol
Xaaladda Mukhtaar Roobow oo walaac laga muujiyey.[Dhagayso]
(October 28, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha xisbi la magac baxay Amniga iyo Cadaaladda oo fadhigiisu yahay Muqdisho ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ay ka qabaan badqabka Sheekh Muk
Madaxweynaha Dowladda Gal-Mudug oo caawa la kulmay maamulka iyo bulshada Guriceel.[Masawiro]
(October 28, 2021)
Guriceel:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa Degmada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada oo iskugu ji

Next Page »