Ra’iisul Wasaaraha JFS oo mar kale la kulmay qoyska IKraan Tahliil Faarax
(October 9, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan qoyska Ikraan Tahaliil Faarax oo ay ku jirtay hooyada dhashay Ikraan ee Qaali Maxamuud Guhaad kuwaa
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya
(October 9, 2021)
KIsmaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale.Kulanka
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey Garoowe.[Masawiro]
(October 9, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarigga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey Magalaada Garoowe. Buunda