Golaha Deegaanka degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo doortay Gudoomiye iyo ku xigeenkiisa
(September 3, 2022)
Eyl:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa caawa goobjoog ka noqday Doorashada Golaha Deegaanka degmada Eyl ee gobolka Nugaal, taasi oo ka mid ahayd sadexdii degmo ee Punt
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo ka waramay shacab Al-shabaab ay ku laayey Degmada Maxaas.[Dhagayso]
(September 3, 2022)
Hiiraan:-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo wacad ku maray in Alshabaab uu kula dagaallami doono deegaannada ay joogaan ka dib markii ay saaka laayeen dad rayid ah oo 20 kor u dhaafaya. Ahmed
Madaxweynaha dowladda Puntland oo safar shaqo ku tegay degmada Eyl
(September 3, 2022)
Dangoroyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka dhaggax dhigay dhismaha Wadada isku xirta degmada Dangoroyo iyo Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal. Wadadan oo dhererke