Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen.
(September 21, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu X