Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda dalka Maraykanka
(September 17, 2022)
Washington:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arima
Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Goleyaasha deegaanka Eyl, Ufeyn iyo Qardho
(September 17, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo ee Eyl, Ufeyn iyo Qardho, oo ah Goleyaashii