Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe.
(September 27, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar ugu maqnaa Dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Punt
Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay wasiirka difaaca Kenya
(September 27, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah xubnaha golaha cusub ee wasiirrada ee dalkaaasi.Xidhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa loo magacaabay wasiirka gaash