Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland.
(August 31, 2022)
Garoowe: 31 August 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud iyo Abaanduu
Madaxweynaha JFS oo dib ugu celiyey darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla .
(August 30, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo x
Madaxweynaha Puntland oo kusii sagootiyey Madaxweynaha JFS Garoonka Gen. Maxamed Abshir
(August 29, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir kusii sa
Madaxweynaha JFS Hassan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Isimada Puntland
(August 29, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid
Madaxweynaha JFS oo kormeeray xarumaha Hay’adaha Puntland ee magaalada Garoowe.
(August 28, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si wadajir ah u kormeeray qa
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray xarunta Madaxtooyada Puntland.
(August 28, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wa
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo casho sharaf u sameeyey wafdiga Madaxweynaha JFS.[Masawiro]
(August 27, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan Casho Sharaf ah ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada, Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdiga la
Ra’iisul wasaaraha JFS Xamza Cabdi Barre oo maanta gaaray magaalada Beledweyne .
(August 25, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Raisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgala
Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo lagu soo dhaweeyey Garoowe.[Video]
(August 25, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kusoo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh
Muxaadaro Cusub Xalaasha oo lagu kaaftoomo Sheekh Maxamed Cabdi Umal
(August 22, 2022)
Garissa:- Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ,Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa socdaal dacwo ku jooga magaalada Garissa waxaan

Next Page »