Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gudoomiyaasha Degmooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyo.
(September 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 55 ee 15-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan magacaabida Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xi