Madaxweynaha JFS oo ka qayb galaya caleemasaarka Madaxweynaha dalka Kenya
(September 13, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto