Madaxweynaha Puntland oo caawa kulan casho sharaf ah ugu sameeyay Goleyaasha degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufeyn,
(September 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan casho sharaf ah ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufeyn, o