Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Taliyihii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir
(September 30, 2022)
MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyehii Qaybta Guud ee
Warmurtiyeed ay si wada jir ah ee Booqashada Rasmiga ah ee Madaxweynaha JFS ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga  ah ee Itoobiya
(September 30, 2022)
ADDIS:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya, kaddib m