Ciidanka DFS iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan
(September 25, 2022)
Hiiraan:-Ciidanka DFS oo kaashanaya dadka deegaanka ee macawisley ayaa saakay Al-shabab kala wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada fara kutiriska ah oo Al shabaab ka
Madaxweynaha Puntland oo goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro cusub
(September 25, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro cusub oo dhowaan uu Madaxweynuhu magacaabay kuwaasi oo maanta si rasmi a