Madaxweynaha JFS warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee dalka Kenya
(September 8, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir gudoomiyey shirkii Golaha Wasiiradda
(September 8, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugi