Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba-baxay dalka Maraykanka
(September 14, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aa
Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Kenya William Samoei Ruto
(September 14, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay la Taliyaashiisa arrimaha Difaac iyo Dhismaha Ciidanka
(September 14, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 51 ee 14-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyeyaasha Madaxweynaha ee Arrimah