Madaxweynaha JFS oo warbixin ka dhageystay Hantidhawraha Qaranka Ee DFS .
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aad
Madaxweynaha Jubaland oo gaaray magaalada Muqdisho.
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka iyadoo wafdi Madaxweynaha ay kamid yihiin xubno katirsan labada gole e
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray magaalada Muqdisho.
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Muqdisho.
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaar
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Muqdisho.
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Wafdiga Madaxwey
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay xubno ka mid ah Golahiisa wasiirada
(September 10, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kuna saabsan magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda Dowl