Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe.

September 27, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar ugu maqnaa Dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada DPL mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Goleyaasha Dowladda, Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka Nugaal iyo Kan Degmada Garoowe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Garoowe.

——-DHAMMAAD——

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Comments are closed.

Archives
September 2022
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online