Madaxweynaha JFS Hassan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Talyaaniga
(February 8, 2023)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Pal
Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Laascaanood.
(February 7, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in deg
DFS oo Warmurtiyeed ku cadeysay mowqifka dagaalka ka socda Laascaanood
(February 7, 2023)
Muqdisho:-Shir Jaraaโ€™id mowqifka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo uu jeedinayo wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisi
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—บ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ .
(February 6, 2023)
Muqdisho:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hayโ€™addaha amniga dalka. Wasaaradaha
Shirka wadatashiga SSC ee ka socday magaalada Laascaanood oo laga soo saaray Warmurtiyeed
(February 6, 2023)
Laascaanood:-Isimada iyo waxgaradka SSC oo shir wadatashi ah uga socday magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa waxay soo saareen warmurtiyeed ay ku cadeynayaan mowqifka Isimada iyo waxgar
Puntland oo soo dhaweysay Warmurtiyeedii ay soo saareen Isimada SSC
(February 6, 2023)
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaam Karaash oo ku hadlaya Magaciisa, kan Goleyaasha dowladda iyo kan Shacabweynaha Puntland ayaa soo dhoweeyey goโ€™aamada Masiiriga ah
Madaxweynaha JFS oo madaxtooyada ku qaabilay Victoria Kwakwa
(February 5, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria Kwakwa iyo wafdi ay hog
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ
(February 5, 2023)
Muqdisho:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku Xigeen
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo
(February 4, 2023)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, oo Madaxweynuhu dhowaan ku dhawaaqay in sanadka inta ka
Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo kulan la qaatay Fexton Matupa
(February 4, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexto

« Previous PageNext Page »