Madaxweynaha Jubaland oo hambalyo ah u diray Madaxweynaha Puntland
(January 8, 2024)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha mar kale dib loo doortay ee Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni. Ma
Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Madaxweynaha Puntland iyo Ku xigeenkiisa
(January 8, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku
Madaxweynihii hore ee DFS Farmaajo oo hambalyo u diray Deni iyo ku xigeenkiisa
(January 8, 2024)
Istanbul:-Hambalyo Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay inuu mar labbaad hoggaamiyo Dowlad Goboleedka Puntland. Waxaan Allaah kaaga rajaynayaa inuu kugu guuleeyo mas'uuliyaddan laguu doortay
Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni.
(January 8, 2024)
Laascaanood:-Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali wuxuu Hambalyo u dirayaa Mud. Siciid Cabdullaahi Deni oo markale loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha Dawladda Puntland. Hoggaamiyuhu wuxuu ku boga
Madaxweyne Deni oo markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland
(January 8, 2024)
Garoowe: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Shanta sano ee soo socota 2024-2029. Madaxweyne Deni ayaa n
Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka Bilaabtay Garoowe.[Video]
(January 8, 2024)
Garoowe:-Waxaa saaka si rasmi uga bilowday hoolka Golaha Wakiilada ee dowladda Puntland doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland waxaan xilka Madaxweynah ku tartamaya ilaa 11 musha
Daawo Hadal jeedinta Musharraxiinta Xilka Madaxweynaha Puntland
(January 7, 2024)
Garoowe:- Waxaa soo idlaaday Hadal-jeedinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland xilkaas waxaa u taagan 11 Musharrax kuwaas oo u tartamaya Xilka Madaxweynaha Puntland Guddiga Doorashada Madaxwey
Hadal-jeedinta u taagan Musharrixiinta xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka oo ka socota Xarunta Baarlamanka.(LIVE)
(January 7, 2024)
Garoowe:- Waxaa ka socda xarunta baarlamaanka Puntland Hadal-jeedinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland xilkaas waxaa u taagan 11 Musharrax kuwaas oo u tartamaya
Madaxweynaha JFS oo saxiixay sharciga burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland.
(January 6, 2024)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaali
Guddiga Doorashada Puntland oo shaaciyay Liiska Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka
(January 6, 2024)
Garoowe:- Guddiga Doorashada Puntland ayaa shaaciyay Liiska Rasmiga ah ee Musharrixiinta buuxiyay Shuruudaha qabashada Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.  Guddiga Doorash

« Previous PageNext Page »