Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland oo kulmay.
(January 20, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Moh
Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Masar
(January 20, 2024)
Qaahira:-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalkaas. Labada
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka qeyb galay sanad guuradii 25aad ee FPENS,
(January 14, 2024)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25aad ee aasaaska dalladda waxbar
Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatooroo kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Garoowe.
(January 13, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ka qayb
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland oo Shir Guddoomiyey fadhiga 7-aad ee baarlamaanka.
(January 13, 2024)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Moh
Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland oo xilka wareejiyey
(January 11, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaa
Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo ka hadlay shaqaaqo ka dhacday bariga Laascaanood.
(January 10, 2024)
Laascaanood:-Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo uu weheliyo, Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa kulan degdeg ah la qaatay Isimmada Dhaqanka iyo Waxgaradka Deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka ayaa
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Musharixiintii u tartamay xilka Madaxweynaha
(January 9, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo shalay dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan Qado Sharaf ah ugu sameeyay
Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Lafta gareen)oo Hambalyo u direy Madaxweynaha Puntland
(January 8, 2024)
Baydho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Hambalyo u direy Madaxweynaha la doortay Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni oo maanta ku
Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray Madaxweynaha Puntland.
(January 8, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland, mudane Saciid Cabdullahi Dani. Madaxweynaha ayaa Alle uga rejeey

« Previous PageNext Page »