Xaflada lagu sagootinayo Madaxdii ka qayb gashay shirkii wadatashiga oo ka dhacday Dhuusamareeb.
July 23, 2020 - Written by EditorDhuusamareeb:-Munaasabadda Lagu Sagootinayey Madaxdii iyo Wufuudii kasoo qeybgashay Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo caawa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.
waxaa munaasabaddan kasoo qeyb-galay; Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xasan Cali Kheyre, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Puntland Saciid C/lahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha KGS Mudane Cabdul-casiis Xasan laftagareen, Madaxweynaha Hir-Shabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare.
no images were found
Sidoo kale, madashaan waxaa goobjoog ka ahaa Xubnaha ka tirsan Golleyaasha Fullinta iyo sharci dejinta ee heer qaran iyo dowlad goboleed iyo qeynaha bulshadda.
DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA GALMUDUG.