Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland oo la kulmay Odayaasha dhaqanka.[Video]

March 26, 2021 - Written by Editor

Garoowe:- Wasiirka Maaliyadda dowlada Puntland Xassan Abgaalow ayaa maanta la kulmay Odayaasha dhaqanka ee Garoowe, Wasiirka Maaliyadda dawladda Puntland oo kulanka hadal ka jeediyey ayaa yiri “Puntland Soomaaliya kama go’in balse waxaan doonaynaa in Bulsho walba in ay halkeeda ku barwaaqowdo oo la helo dawladd dhexe oo ka shaqaysa arrimaha dalka waana mida Dastuurkeena ku qoran.”

Kulanka ayaa waxaa kale oo ka hadlay wasiirka Cadaalada dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa eedeyn u jeediyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isagoona ku eedeeyey in 4 sano oo xilka uu hayey uu ka shaqynay sidii uu burburin lahaa Puntland.

Dhinac kale Guddooomiyaha Gobolka Nugaal Caawil Axmed Jabuuti oo isagana ka hadlay kulanka ayaa yiri ”Puntland waxaa lagu soo qaadey dulaan Amni, Dhaqaale iyo mid siyaasadeed, Puntland intii ilaa dhisey waxaa ay u tagan tahay dhameystirka wixii loo dhisey.”


Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online