![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/damaaj12.jpg)
(November 20, 2011)
Yemen:-War haatan naga soo gaaray Markazkii Daarul Xadiis ee Damaaj ayaa sheegaya in kooxda Raafidada ee Xuutiyiinta ay dhinacyo badan ka soo weerareen Markazkii Damaaj waxaana ilaa haatan socda rasaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/Lataliyaha-R.W.jpg)
(November 20, 2011)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta ku dhawaaqay guddiga Wadajirka ah ee habraaca marxaladda kala guurka ah "Rodmap" 2011/2012. Dhaqangelintii Roadmap ka ayaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/ciidamada1.jpg)
(November 20, 2011)
Galgaduud:-Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay halkaas ay soo gaareen ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya waxaana ay fariisimo ka sameysteen xarumo kala duw
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/dsc01489.jpg)
(November 20, 2011)
Qardho:-Shiikh Xassan Maxamed Muuse Bookh oo ah Shiikh magaalad Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa waxaa uu duruus kale duwan ka bixiyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalad Qardho, Sh.Xassan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/damaaj12.jpg)
(November 20, 2011)
Yemen:-Wararka ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaraya magaalada Sacda gaar ahaan Markaskii ugu weynaa Salafiyiinta ee Daarul xadiis ee Damaaj ayaa sheegaya in ay fashilmeen waanwaantii ay wadeen
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/Saif_al_Islam_Gadhafi.jpg)
(November 19, 2011)
Libya:-Saraakiisha militariga Libya ayaa sheegay inay qabteen wiilkii baxsadka ahaa ee uu dhalay Qaddaafi ee Seif al-Islam Qaddaafi. Afhayeen u hadlay ciidamada ayaa sheegay maanta oo Sabti ah in ciid
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/Shiikh-Boobe1.jpg)
(November 19, 2011)
Nairobi:-Sheekh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada iyo ducaada ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro qiimo leh oo uu kaga hadlayey Naxariista Nabi Maxamed Nabadgalyo iyo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/qako.jpg)
(November 19, 2011)
Qardho:-Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa saaka soo gaaray degmada Rako-Raaxo ee gobolka Karkaar ciidamada ayaa waxaa horkacaya Col. Muxiyadiin Axmed Muuse waxaana deegaanka Rako
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/IMG_4727.jpg)
(November 19, 2011)
Muqdisho, November 19, 2011-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday Xerada Barakaca yaasha ee Badbaado oo ay ku jiraan ku
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/itoobiyaan31-300x198.jpg)
(November 19, 2011)
Guriceel:-Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka waxaa ay gudaha u soo galeen degmooyin ka tirsan Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya gaar ahaan, Degmooyinka ay soo galeena ciidanka Itoobiya ayaa wax
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|