Baaqyo lagu joojinayo colaad Rako-Raaxo ee gobolka Karkaar oo soo kordhaya
(November 17, 2011)
Qardho:-Qeybaha kala duwan ee bulshada, sida odayaasha, aqoonyahanka, culimada, dhalinyarada iyo haweenka ka soo jeeda gobolada Puntland ayaa waxa ay soo jeedinayaan in la qaboojiyo dagaallada dhiiggu Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo gaaray dalka Sudan
(November 17, 2011)
Sudan:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed ayaa maanta waxaa uu gaaray xarunta dalka Sudan ee Khartuum waxaan halkaas ku soo dhaweeyey madax ka tirsan dowlada Sudan oo uu u horeeyo Madaxweynaha Qurba joogta Puntland oo magaalada Qardho ka fuliyey howlo Caafimaad (Sawiro)
(November 16, 2011)
Qardho:-Qaar ka mid ah Qurba joogta Puntland ( Puntland diaspora Forum) ee Toronto iyo Minnesota ayaa ka fuliyey Qardho howl gar gaar ah caafimaad oo lacag la'aan ah oo lagu daweynayo dadka qaba xanuu Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray caawa Markazka daarul xadiis ee Damaaj
(November 16, 2011)
Yemen:-Wararkii ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaraya magaalada Sacda gaar ahaan Markazka Daarul xadiis ee Damaaj ayaa sheegaya in galabta ay yimaadeen Markazka Daarul Xadiis Gudoomiyaha Degmada Sac Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif, Yuweri Muzaveni, Moi Kibaki oo kulan u soo gabagaboobay
(November 16, 2011)
Nairobi:-Kullanka maanta ay yeesheen madaxda seddexda waddan waxaa sidoo kale la isku afgartay in si dhow isula shaqeeyaan ciidamada Kenya, kuwa Dowladda ku meel gaarka iyo ciidanka Amisom si meesha l Dagaal ka dhacay duleedka degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo
(November 16, 2011)
Kismaayo:-Dagaal u dhexeeya ciidanka dalka Kenya oo gacan siinaya ciidamo sheegay in ay taabacsan yihiin DFKM iyo ururka Al-shabaab ayaa waxaa uu maanta ka dhacay tuulada Buusaar ee gobolka Gedo, da Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha DFKM iyo wafdi ka socda QM oo kulmay
(November 16, 2011)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ballaaran kula qaatay xafiiskiisa Muqdisho wufuud ka socotay Q/midoobay oo ay kala hogaaminayeen ku-xigeenka Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo gaaray dalka Kenya
(November 16, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Ahmed iyo wafdi u hogaaminayao ayaa saaka ka dhoofay garoonka Aden Cadde,wafdi uu horkacayo Madaxweynaha DFKM ayaa isla saaka gaaray magaalada Nairobi ee x Wariye ka tirsan Tv-ga Somali Channel oo lagu xiray magaalada Garoowe
(November 15, 2011)
Garoowe:-Ciidanka Booliska ee magaalada Garoowe ayaa xalay shaqdii dhexe waxaa ay kala baxeen guri giisa Wariye Mahad Cabdi Cali oo ahaa wariye u shaqaynayey Tv-Somali Channel , Wariye Mahad Cabdi Afhayeenka ururka Al-shabaab oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho
(November 15, 2011)
Muqdisho:-Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh.Cali Maxamuud Raage Sh.Cali Dheere oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kaga hadlay dagaalo ay Al-shabaab iyo ciidanka dalka
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|