Dagaalo lagu hoobtay oo u dhexeeya labo beelood oo ka dhacay deegaanka Raaso

March 3, 2012 - Written by

Jigjiga:-Dagaalo lagu hoobtay oo dhaliyey khasaaro Lixaad leh ayaa waxay ka socdaan deegaanka Raaso kuwaas oo u dhexeeya laba beelood oo walaala ah waxaana uu dagaalka ka bilaawday dilal ku saleysan aano qabiil deegaanka Raaso ayaa waxaa uu ka mid yahay Dhulka S/galbeed .

Dagaalka oo wili socda ayaa waxaa uu sababay khasaaro aad u tiri badan waxaana dhimashadu ay gaareysaa 160 ruux waxaana dhaawacmay in ka badan 150.mana jiraan ilaa haatan cid soo kala dhex gashay waloow ay jiran odayaal iyo waxgarad ku howlan daminta dagaalada fitnada ah ee ka dhex socda labada beelood ee walaalaha ah.

Waxaa sidoo kale jira dadaal ay wadaan culuma,udiin ka soo jeeda dhulka Soomali Galbeed waxaana gaaray deegaanka Raaso qaar ka mid ah Isimada iyo Culuma,udiin ka soo jeeda deegaanadaas.

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online