Kitaabkii Dhaxalka ee uu akhriyey Sheekh Shuceyb Cartan Warsame (Dhageyso)
(March 22, 2012)
Oslo:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa Kitaabkii Al-Raxbiya ee Dhaxalka ahaa ee uu akhriyey Sheekh  Shucayb Cartan Warsame wuxuuna Sheekha ka akhriyey Masjidka Al-Taw
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo caawa ka hadlay qabsashada Degmada Xudur (Warsaxaafadeed)
(March 22, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo caawa shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xoreynta qeybo ka mid ah gobolka Bakool, gaar ah
Tacsi Ku socota ehelada iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Cabdirashiid Jaamac Oogle
(March 22, 2012)
london:-Assalaama caleykum waraxmatulaahi warbaakaatuhu Allaah ayaa mahad idaylkeed u sugnaatay, naxariis iyo nabadina ha gaadho rasuulkeenii suubanaa calayhi salaatu wasalaam. Allaah swt ayaa bixiya
Dagaal u dhexeeyay ciidammo ka wada tirsan DFKM oo ka socda Degmada Wadajir
(March 22, 2012)
Muqdisho:-Dagaal u dhexeeyay ciidammo ka wada tirsan DFKM ayaa waxaa uu ka socdaa Degmada Wadajir ee gobalka Banaadir dagaalka ayaa waxaa uu sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac . Dagaalka aya
Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa Soomaali ah oo qabsaday degmada Xudur
(March 22, 2012)
Xudur:-Wararka naga soo gaaraya Degmada xudur ee gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa soomaali ah oo sheegay in ay taageersan yihiin ciidanka DFKM ay qabsadeen degmada Xudur
Nadwo diini ah iyo wacyi gelin lagu qabtay Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe
(March 22, 2012)
Garoowe:-Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe ayaa waxaa ka socota Nadwo diini ah oo lagu wacyi galinayo bulshada Soomaaliyeed looguna saxayo  Manhajka diiniga ah  si ay ugu waan toobaan afkaarta
Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa DFKM oo kaabiga ku haya Degmada Xudur
(March 22, 2012)
Xudur:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo hor leh oo Itoobiyaan ah ay soo galeen deegaano ka mid ah gobalada Bay iyo Bakool waxaana ay ku sii jeedaan Degmada Xudur iyaga