Laba Qarax oo ka dhacay Magaalada Mombaza ee dalka Kenya

March 31, 2012 - Written by

Mombaza:-Labada qaraxyo ayaa  caawa ka dhacay magaalada  Mombassa ee dalka Kenya, waxaan warar hordhac ah ay sheegayaan in labada qarax ay geysteen khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa Koowaad ayaa waxaa lagu weeraray goob  la yiraahdo Mtamba oo u jirta magaalada Monbaza 15Km  .Mtamba ayaa ah gooob ay isigu yimaadaan dadka gaalada ah maalin kasta oo axada ah wuxuuna qaraxu dhacay 6.30pm.

Qaraxa labaad ayaa waxaa ka dhacay meel ku dhaw Municipal Stadium oo ah meel Maqaaxi ah waxaan warar hordhac ay sheegayaan in dhaawac uu gaarayo ilaa 26 qof,waxaana qaraxa uu dhacay 7.45pm.

Saraakiisha Booliska ee Dowladda Kenya ayaa wili wax war ah ka soo saarin Labada Qarax ee caawa ka dhacay Magaalada Mombaza.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online